Sirma qabee Raxmaan
Kow adigaa u sahanee
Waxba man sameynine
X2

Gardaradu ma socotee
Sareediyo samir iyo
Lugooyan kala saari
Waayo sidey noqonba
Mooyee X2

Haday samadu furan
Tahay suuradaha
Quraankiyo X2

Saligaan u dirayaa
Inay kaan sugaayay
Sidan ahay ushegaan
X2

Nafta lalama socon
Karo hadii caashaq
Saan yahay seefaha
La gaariyo X2

Sahwiiyo Daraadii
sakal iyo saac iyo
Abaar ban kala saari
Waayoo sanqaadh
Baygu oodaane X2

Haday samadu furan
Tahay suuradahaa
Quraankiyo X2

Saligaan u dirayaa
Inay kaan sugaayay
Sidaan ahay ushegan
X2

Exit mobile version