tarsan baa taariikhda utaanaa
sanado inay toosto muqdisho
asagoo taakulo haysanin
kutiirsan dawlado kale
kutashtay tiirkii banaadir
inuu taago tarsanow
waxad tahy somali
kaytilmaamtawoow
tacabkaagu toosiyey

Exit mobile version