Dadka waa igu diimayn
Doqanaa la ii mooday

Dugsigaygana diiday
Diinta aan baranaayay

Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise  waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa

Dabka maan ku dhahcaa – Maya
Mise waan ka durkaa  – Haa

Deeq waxii dalka yaalay
Dahab iyo aduunyo
Anigoo kula doono
Adigay iska diiday

Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise  waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa

Dabka maan ku dhahcaa – Maya
Mise waan ka durkaa  – Haa

Dadaalkay maan diidayn
Dabcigaaga maa doormeen
Dib inaan wada daaqno
Damacaaga ma diidayn

Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise  waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa

Dabka maan ku dhahcaa – Maya
Mise waan ka durkaa  – Haa

 

Exit mobile version