dawooy caashaqbaa i helay
dareenkaaga i hayoo
wanaagbaan doonayaa
danteenuunbaan wadaa
ha iga didin dilin
waxaan doonayaa inaan dagno
arooskeen dunida loo dabal
dagno aan ku diirsanoo dalxiisno e
aan duulnoo aan wada duulno
is dooranee

ogaaday dartaa ma lado
soomali dunteediyeey
dunida adiga u sitee
miyaan dumar kale rabaa

Exit mobile version