waa hobey hobaaaligayee
hadigiyobaarkana
kugu hamiyaa
halkii aan joogtaan
haybinaayaa
haybadaada quruxdaan
hubaal xejinayaa
aabal kaalay kaalay
ala hobeey hobaaligey
horjoogaaga muuqaaga
halacsanayaaa
kaalay kaalay heedhe kaalay
ala hobey hobaaligayeey
waxan rabaa
hubaal weyku hagranno
hiyigayga aayahayga
hoo hubaal adana ku aminya
kaalay ala kaalay
ala hobey hobaaligayeg

Exit mobile version