VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta mahelaan daryeel - Lyrics

allahayoow dadkii inta aaday dibadaha dacalada aduunyada daadsanoo qaxootiya ma helaan daryeel wacan daltabyana usii dheer dawarsiga shisheeyaha waxa uga sii daran doorsimada dhaqankiyo dayacnaanta diintee daalayoo dhibtoonayee nabad lagu dakeeyiyo dib la isugu waraystiyo xaal dagdaga allahayoow allahayow dadkaygii inta aan dalkogii marna dibada uga bixin dilka iyo iska bookiyo dulmigiyo xadgudubka darxumada iyo gaajada deegaankooda baaba,ay waxa uga sii daran dabka nimanka shidaye xukun damacu kaga jiro daalayoo dhibtoonayee nabad lagu dakeeyiyo dib la isugu waraystiyo xaal dagdaga allahayoow
Queue is empty
-- / --