VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waan kula hayaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Siyaad wanted
Waan kula hayaa

Hanaan iyo qurux haween
Hufnaaniyo dhaqan haboon
Midaan lagu haysaneey
Maxaan haniyeey ku tabay

Horseedkii rageeniyo
Halyaybaad tahay la hubo
Naftuna way kaa heshee
Miyaa lagu huri karaa

Hidaha dhaqankeeniyo
Haybada gaareed sidiyo
Codkeeda halaasiga ah
Midii igu haqab tirtaay
Maxan haniyeey ku tabay

Magaca hubaalee bixiyo
Heesaha lagu wada nastiyo
Hawraartaadiyo murtida
Dadkuba wada hadal hayee
Miyaa lagu huri karaa

Adoo ii heelaniyoo
anoo kuu hamun qabaa
Hadaan is helnoo mid nahay
Farxada hoygeena iyo
Macaankeedii helnee
Xamdi halkaa ka hay

Anoo kuu heelanoo
Anoo kuu qaba hamuun
Hadaan is helnoon mid nahay
Hankayga siduu rabiyo
Guuliyo libinbaan hantoo
Siyaad waan kula hayaa

codkii Siyaad wanted