VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasil - Lyrics

xubigii dagay laba xaarley oo xanaaniyo xurmo ka helay rabiyow xasidkiyo ka ilaali xanaf xishood badaneey adaa xila iyo xaas ku wacnaayo xero rays lihiyo xibin ku rareey xiskoo da ayaan ku xamdiyi lahayn xoolaha dhalaan xoor lisi lahayn ubax xariiray xabiibi macaan huuno xubiyee waan xasilay xaragada socodkiyo xubnaheeda shuban dhabankeediyo jidhka xaada leh xuurancaynta dunidiyo xulasho haween xigmaad badaneey xili kastaba xiiso gaariyo xiriir jacayl xiska ku hayaa
Queue is empty
-- / --