VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xasil mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Siyaad wanted
Xasil

xubigii dagay
laba xaarley
oo xanaaniyo
xurmo ka helay
rabiyow xasidkiyo
ka ilaali xanaf

xishood badaneey
adaa xila iyo
xaas ku wacnaayo
xero rays lihiyo
xibin ku rareey

xiskoo da ayaan
ku xamdiyi lahayn
xoolaha dhalaan
xoor lisi lahayn
ubax xariiray
xabiibi macaan
huuno xubiyee
waan xasilay

xaragada socodkiyo
xubnaheeda shuban
dhabankeediyo
jidhka xaada leh
xuurancaynta dunidiyo
xulasho haween

xigmaad badaneey
xili kastaba
xiiso gaariyo
xiriir jacayl
xiska ku hayaa

codkii Siyaad wanted