yarkaan gacloodoow
guuxiisa caashaqa
naftaydaan u go,doo
garabiyo wanaag
guuliyo midnimo
gacalkaa godladay
geestaada ila qabo
wadanaha i gubanayoo
halis gaadhay aniguye
guri inaan yagleelniyo
ma gudoontay sheekada

aniguba gadaasuu
iga guri samaystoo
kaga go,ay gasiinkii
gam,i waayay awgaa
kaa garaystay taa
kuu gooniyeebee
gacantaaaada ii dhiib
inaan gaadhno liibaan
kama gaabinaayee
gogol xaadhkii weeyee
ila garo ujeedada

Exit mobile version