VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waadiga dugsiyada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Somali Lullaby Land
Waadiga dugsiyada

Waxaan ahay waadiga dugsiyada
Waxaan ahay waanada macalinka

Waagii baryaba, ubax laga waraabshoo
Waagii baryaba, ubax laga waraabshoo

Waxan u welwelaynaa, wadankiina wax u barta
Wadankiina wax u barta, oo xambaara waajibkii
Oo xambaara waajibkiisa

Wahsan mayno, waaban mayno
Warwareegi mayno, weeweecan maayno

Nolol wanaagsan, cadow ku adko
Iyo barwaaqo, nabad lagu wadaago
Ha ku waaro wadankeenu

Wadankeenu waa wadnihii jidhkeena
Waraabinaaya dhiigoo waan ku wardiyaynaa

Waxaan ahay waayaha aduunyada
Waxaan ahay wadada la soo maray

Maalinkii waliba barbarka looga wooramoo
Maalinkii waliba barbarka looga wooramoo
Waxaan wacad ku marnay gayigiina wax u barta
Gayigiina wax u barta oo ka jira waxyeelada
Oo ka jira waxyeelada

Waalidkeena wehelkeena iyo walaalaheenba
Wiirada aan ka dhowrno

Wada dedaalka ha ka walaacin
Waaxyaheena wada jirkeena
Soomaali weynoo isku duuban waayo waayo

Wadankeenu waa wadnihii jidhkeena
Waraabinaaya dhiigoo waan ku wardiyaynaa

codkii Somali Lullaby Land