Adaa maankiyo qalbiga
Jacaylka ku mayracoo
Mutaystay inaan ku tabee
Ha moodin inaan maqnee
Muskiyo ooda u adkee

Exit mobile version