midkii aan dartiis udibjiray
midkii aan doonis lahaaa
dhaw dhaaf umaleeyee

udaayacay dantaydii ilawee
armuu idiriyaa ku daalaa
ama darxumo iyo dudoontaayo

dabadeed noqdaa doqontii
cidlada kadabaal dagaysa

Exit mobile version