Sanad yahoow bilaabmee
Bishu caawa kow tahey
Badhtankiyo dhamaadkabaa
Noqo kii barwaaqo ah

Bulsho nabad ku reysiyo
Barbaar caafimaad sida
Barbaar caafimaad qaba

Exit mobile version