cad ceediyo xidigihiyo cimilada aduunyada

cirka owr ka joogiyo halka caynku kaga yaal adigoon ku caan noqon cara edegta hadalkee aan macamil kala harin

isagaa cumaamadan culuum kaa gu'waynoo

cayayaan ka duulee cidi aanay arag iyo ciirsi ruuxa kuu xiga haku noqon haku noqonin cadowgii cirib tiray walaalkii

Exit mobile version