Nacab xaasidaa jira
Jecel nabaradeeniyo
Neceb wada jirkeenee
Nuxnuxlaha warkiisiyo
Garo naar afuufkuba
Inuu yahay naxuus iyo
Nabaad guurka caashaqa
Aayihii naftaydoow
Nasir kuu isiiyoow
Aan nolol wadaagnee
Ila naaxi caashaqa

Exit mobile version