Mareer baxayoo magooloow
Muunadii ubaxaa tahoo
Maamuuska aragaga
Maashee wax dheertoo
Meel joogsigaagiyo muuqa
Muuqaaga quruxda le
Muraaqooday goortaan
Mahadhada xasuustee

Exit mobile version