fadxiyooy qalbigaa kuraacoo
qacdii aanku eegaba
naftaa kuu qushuucdoo
jacalkaan kuu qabodartaa

qaaradaha duunyada
qarnigan hablaha kacay
qaraadaha aduunyada
qarnigan hablaha kacay

qarkay sareeyoo
waan qiray inaad tahay
qurayshtii haweenkee

haduu qaadirkaa dhigay
marwadayda qaaligaa
wadahaadku qorantoo
qudhayda adaa iska leh

Exit mobile version