Reer lagu dagoo
Lagu diirsadaa
Daa'im laga baryaa
Geesigii da'daa
kaa doortay baa
Dadab lala galaa
Deeq iyo wanaag
Kuu doonayaa
Dabcan loo huraa
Darajada aduun
Dad is guursadaa
Ku dakaynayee
Arooskan ku daga
Ku dakeeya oo
arooskan ku daga
Ku dakeeya oo
faaraxoow ku daga
Ku dakeeya oo
Arooskan ku daga

Exit mobile version