ilays mugdii iftiin ka dhigaay
itaal murugtii odhaah kutiraay
ilwaad quruxdii ku oon baxayaay
abuur qalbigigyo indhaha deeqdaay
adaa amraneey asluub udhashoo
adaa garashada aadmiga usitoo
adaan adniguna ifka kuu ejclahoo
aayaha noloshaydu waa adigee
ogow naftu way ku aamintee
rumee axdigoo jaceylka adkjee
ababi caashaqa intaada adkee
intira wadnaha istaahilo tahee
ahow ahow farxadan ku ciidi lahaa
abaan qalbigii ubaxyo ku dadaay
adeega runoo adeec noqotaay
aqoon badantaan u aayayaay
arxama raaliya astaan wacaneey
adaa amraneey imaan suganoo
agtaada ayaan ku uursamoo
runtii adigaan aad kaaga heloo
adaa murtiyo amaan adaa kasbadoo
miyaan adiga kaa ooli karaa
rumee axdigoo jaceylka adkee
ababi caashqoo intaada adkee
ontira wadnaha istahila tahee
ahow farxadaaan ku ciidi lahaa

Exit mobile version