Daryeela naftayda iyo
Daneeya adaa ahoo
Dunida ruux kula mid–
Oo dadaaya xaqqiq
Majiroo x2

Adaa deeqaay kunool
Wadnaha dacal kiisa
Iyo dhamaan xubnaha
Dagtoo dareenkayga
Hagtaa x2

Ku doortay adaan.haw–
Een qalbiga kugu deeq–
Ayoo indhahaa kugu
Doogsadoo waxad tahay
Dumarka dhaan x2

Kashayda adaa dajoo
Adaa dawaday ahooo
Deeqaay waan kugu
Nastoo xiskaygaad
Daal tirtaa x2

Ducaysan karaamaliyo
Darmaan xamar baad
Tahoo dunjiga nasab
Kaamilaay nalkaad
Daartaa madamoo
X2

Ku doortay adaan.haw–
Een qalbiga kugu deeq–
Ayoo indhahaa kugu
Doogsadoo waxad tahay
Dumarka dhaan x2

Exit mobile version