Naftaad iibsatoo fogaysay
Adoo dhaawaca arkaay
Kashaad kurbadaad ku dhaaftay

Dhul dheer dhul dheer
Waxaan ugu hayaanshay
Inaan baro dhabar adaygee
Qudha samir kaaga dhoorshay
Amay soo olol dhaqaaqdaye

Qofuu dhibayee jacayl
Marna looma taaga helinee
Amraneey
Qalbiga caashaquu la dhaadhacayee
Amraneey
Aktaadaba waan ka dhaarshayee
Isdhiibi ogaa isdhiibi ogaa
Amuu adiga dhaqso kuu yimidee

Naftii dhaymadaa ubaahantee
Markaad dhalanteed uquurtay
Siwayn ugu dhaga adaygtay

Waxaan kugu dhigay Go’aanka
Inaan dhacaankaaga oodee
Soo tan dheer lahaaa
Amay soo olol dhaqaaqdayee

Qofuu dhibayee jacayl
Marna looma taaga helinee
Amraneey
Qalbiga caashaquu la dhaadhacayee
Amraneey
Aktaadaba waan ka dhaarshayee
Isdhiibi ogaa isdhiibi ogaa
Amuu adiga dhaqso kuu yimidee

Exit mobile version