VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobeey hoobeey - Lyrics

is hela laba isku haboon dhisanta laba isku hanwayn naftana isku hura is jecel loo guuri aroos haboon hoobeey hoobeey hoobeey hooobeey loo guuri aroos haboon dareen farxad loo hanee kalgacal badan loo hibee jacayl ubax loo hadyee haasaawihii guusha dhali is hela hodaniyo cabdixakiim dharaaraha dunida hadhay ALLOW hadimada ka dhawr hantaaqo ALLOW ka hay hoygooda ALLOW adkee habliyo inamo ugu deeq hoygii diri dhaba hodanbaa ka dhalatoo hooyadeed libaaxa hagar li'i u korisee ALLAHAYOW hadimada ka dhowr aamiiin aamiin aaamiin aamiin hal qudha qalbigay kayiin hankay ka midaysanyiin hodan iyo cabdixakiim haybada xubigay sidaan hoobeey hoobeey hoobeey hoobeey haybada xubigay sidaan gacalku isu soo haleel mabsuud isu wada habsii habeenkoodii iftiin hubaal loogu jiid mashxarad is hela hodaniyo cabdixakiim dharaaraha dunida hadhay ALLOW hadimada ka dhawr hantaaqo ALLOW ka hay hoygooda ALLOW adkee habliyo inamo ugu deeq hoygii diri dhaba hodanbaa ka dhalatoo hooyadeed libaaxa hagar li'i u korisee ALLAHAYOW hadimada ka dhowr aamiiin aamiin aaamiin aamiin
Queue is empty
-- / --