VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hoobeey hoobeey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Suldaan Sareer
Hoobeey hoobeey

is hela laba isku haboon
dhisanta laba isku hanwayn
naftana isku hura is jecel
loo guuri aroos haboon
hoobeey hoobeey hoobeey hooobeey
loo guuri aroos haboon

dareen farxad loo hanee
kalgacal badan loo hibee
jacayl ubax loo hadyee
haasaawihii guusha dhali

is hela hodaniyo cabdixakiim
dharaaraha dunida hadhay
ALLOW hadimada ka dhawr
hantaaqo ALLOW ka hay
hoygooda ALLOW adkee
habliyo inamo ugu deeq

hoygii diri dhaba
hodanbaa ka dhalatoo
hooyadeed libaaxa
hagar li'i u korisee
ALLAHAYOW hadimada ka dhowr
aamiiin aamiin aaamiin aamiin

hal qudha qalbigay kayiin
hankay ka midaysanyiin
hodan iyo cabdixakiim
haybada xubigay sidaan
hoobeey hoobeey hoobeey hoobeey
haybada xubigay sidaan

gacalku isu soo haleel
mabsuud isu wada habsii
habeenkoodii iftiin
hubaal loogu jiid mashxarad

is hela hodaniyo cabdixakiim
dharaaraha dunida hadhay
ALLOW hadimada ka dhawr
hantaaqo ALLOW ka hay
hoygooda ALLOW adkee
habliyo inamo ugu deeq

hoygii diri dhaba
hodanbaa ka dhalatoo
hooyadeed libaaxa
hagar li'i u korisee
ALLAHAYOW hadimada ka dhowr
aamiiin aamiin aaamiin aamiin

codkii Suldaan Sareer