is xilqaan dadkaygoow dal walba dadkiisaa dhise is xilqaal
dalka yaa le inagaa le
dal walba dadkiisaa dhisee muwaadinow is xilqaan

dal walbaba aduunyada
dadkiisaa dhisaayoo
inuu dumo aan doonayne
is xilqaan dadkayoow

isku duubni wadareed
nolol daacadoo wacan
iyo nabad aan doonee
is xilqaan dadkaygoow

yuu dugoobin magacii
haaahaaahaaa
milgo qaran docdiise
haaahaaahaaa
iyo dawladnimadii
calankii daruuraha
u eekaa dad waynoow
calankii daruuraha
u eekaa dadkaygow

muwadinow doorka
kaciyaar dalkeenoo
naftaadana dareensii
masuuliyad da waynoo
is xilqaan dadkaygow

kuwa dayaxa gaadhee
daruuraha kor marayaa
waa shacab waa muwaadin dadaaloo
is xilqaan dadkaygoow

Exit mobile version