qalbinuuriyaay niyad doojiyaay
nasab ila jirtaay samo ii nabay
xumaan ila nacaay nolohsaydiyeey
rajo naaxiyaay nolol iidhisay
nafta ii huraay naxariis dareen
naxariis dareen oo naruuro badan
xiska nugul tusaay nasiyaay kabaay
naxli baajiyaay nabar iga jiraay
nacab iga hiray oo neecaw badan
oo naafo wadan kasha nuujiyaay
nashaad iitaraay nasiibkaygiyeey
naf ideeqdiyo nalka iibaxaay
nabad soo bixiyo naqal iida aay
ka nadiifiyaay nus iga midaay
nidar ila galaay axdi nabad tusaay
nusqaan dishaay nagaasha jaceyl
nagaashaha jaceyl kolba nooc qurxoon
kunidaamiyaa nasri kaamilaay
naxli baajiyaay nabar iga jiraay
nacab iga hiraay oo neecaw badan
oo naafo wadan kasha nuujiyaay
nashaad iitaraay nasiibkaygiyeey
