ayaaha dunidiyo wanaaga
qiimaha wacaniyo edaabda
qureesh raga ugaas dhashiiya
waxaad tahay quman qof luula
ubax hiiganee

dhidhiyo dhul qabooja maanka
masnada qaniyo barwaaqoo
inuu qaadir siiyay qaayada
jubaland ku qaatey
nolosha qalanjooy badhkeeda

oo sida qamar nuur ilayska
quruxda muuqaaga jaaha
oo jamaalkiyo qaab hanaanka
qayrkaa adiga ilwaata
xishoodkiyo quman asluubta
xilka adigaa qiimaynta
u qaaday qarnigani fiicnaanta

fiiqiyo qabri dahar nasiibka
rabow qaadirka abuuray
quman ra yi wanaagsanaanta
qofbaa tahay qalbi nadiifa

adaa qaaradaha aduunka
ku loo qiray nololsamaanta
qabri dahar neecow udgoonka
adaa jubaland ku qaatay
nolosha qalanjooy badhkeeda

Exit mobile version