Heesta Sun miyaan Cabaa - Lyrics
Yartii Sabadaydu ahayd Sanbabkayga
Xididka dhiiga sida, midaan ku saleeyay
Dadaayo socod salaamay darteed
Xididka dhiiga sida, midaan ku saleeyay
Indhaha nuurka sida midii sayatee
Dhaguhu sootkeeda ku seexan jireen
Midaan saqda dhaxe ku soo salageey
Suuradeeda qurxoon salaamu jeeree
Haday socotay diyaaradu siibatay samada la raacday
Jaceylka silooni sii dagay wadnaha
Miyaan ka samraa sun miyaan ka cabaa
Ha samrin ha samrin, Walaalee ha samrin
Jaceylkaad sugaysay, adoon samo gaynin
Ha samrin ha samirin walaaaaal