VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sun miyaan Cabaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Suldaan Sareer
Sun miyaan Cabaa

Yartii Sabadaydu ahayd  Sanbabkayga
Xididka dhiiga sida, midaan ku saleeyay
Dadaayo socod salaamay darteed
Xididka dhiiga sida, midaan ku saleeyay

Indhaha nuurka sida midii sayatee
Dhaguhu sootkeeda ku seexan jireen
Midaan saqda dhaxe ku soo salageey
Suuradeeda qurxoon salaamu jeeree

Haday socotay diyaaradu siibatay samada la raacday
Jaceylka silooni sii dagay wadnaha
Miyaan ka samraa sun miyaan ka cabaa

Ha samrin ha samrin, Walaalee ha samrin
Jaceylkaad sugaysay, adoon samo gaynin
Ha samrin ha samirin walaaaaal

codkii Suldaan Sareer