VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxaad jiiftaa wadnaha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Suldaan Sareer
Waxaad jiiftaa wadnaha

Janooy wehelkaygiiyeey
Jawiga farxadee naftaay
Yartaan dunidaba jantaay
Xubnahan igu wada jiraay

Wuxuu jacaylku iga ba'aa
Markaad ila joogto oo
Joog dheer jiidhkaygaygiiyeey
Rajada jaarbaad u tahay
Jacaylka
Riyada joogtaad ku tahay
Naftaad ku jixaasantahay
Wadnaha jeexiisiiyeey
Jacaylkana adaa iska leh

Qudhaa adi kula jirtoo
Waxaad jiiftaa qalbiga
Waxaad jeexatay wadnaha
Lubiga adigaa ku jalan
Dhabna waan kuu jecelahay

Arwaax ani igu jirtaay
Jahada noloshaydiiyeey
Ruuxda iigu kaa jirtoo
Runbaan adi kuu jecelahay

Waxaan naxariis jaqaa
Markaad ila joogto oo
Joog dheer jiidhkeediiyeey
Rajada jaarbaad u tahay
Riyada joogtaad ku tahay
Naftaad ku jixaasantoo
Wadnaha jeexiisiyeey
Jacaylkan adaa iska leh

codkii Suldaan Sareer