Kumaa dhalay kuwiintan
Dheer kumaa dhalay
Kuwiintan dheer

Dhib laguma dhalin waa
Ladhowray dhaliil maleh
Sida dheemankii qarni
Gaanay ayadaa usidata
Quruxdii haweenkay
Qaaday qof walbana
Ayaday dooni bulshada
Dareentay boqortooyo

Xaafadaan ayada usidata
Gobolka banadir ayadaa
Usidata

Kumaa dhalay kuwiintan
Dheer kumaa dhalay
Kuwiintan dheer

Xaafadiina gacal goor
Maan imaani gurigiina
Huuno goormaad isoo-
Bari xamar wayne miyaa
Xamar bile miyaa xamar
Jajab miyaa xamar jadiid
Miyaa

Kumaa dhalay kuwiintan
Dheeray kumaa dhalay
Kuwiintan dheer

Labadeena king iyo quen
Mar manoqonaa nolol
Gurigaani gini kumanaan
Doolaraan dhiibi horaa
Looyiri nimaad dhashay
Kuma dhalin gobolkaad
Ku dhalatay gef kutahay
Ogow geesigii kudhalay
Gacal galabtaan utagi

Nafta adigaan kuuhibayni
Hablaha kale ani waan
Iloobi huuno ani waan
Ku dhow dhowri kuwa
Kale gas ani iyo adi
Dhexda sooxiro igasoo
Dhis sun gooni usii ani
Dhuuni isii

Xaafadaan ayadaa usid-
Taa gobolka banaadir
Ayadaa usidataa

Kumaa dhalay kuwiintan
Dheeray kumaa dhalay
Kuwiintan dheer

Exit mobile version