Shalaybaad kudheeshay
Shoorkii jacaylkee
Hashalaynin maantee

Shalay iyo maanta kuma
Bogin sheekadaad wado
Kama helin soo anigii
Sharaf kuugu iri shuqul
Xumadaan igadaa x2

Shoor iyo sheekaan ba
Kaa lahaa shumicii jacayl
Kaan ba kuushidee
X2

Shaki igadhaaf shugri
Ishumi shumicii jacayl
Kaan ba nooshidee
X2

Shalay iyo maanta kuma
Bogin sheekadaad wado
Kama helin soo anigii
Sharaf kuugu iri shuqul
Xumadana igadaa x2

Shirib iyo heesaan tumi
Shugriyay shanta somalan
Udiri shuhuudiyo shiikhaan
Wici shankaroon shurudihii
Caashaqaan mari x2

Shaki igadhaaf shugri
Ishumi shumicii jacayl
Kaan ba nooshidee
X2

Shalay iyo maanta kuma
Bogin sheekadaad wado
Kama helin soo anigii
Sharaf kuugu iri shuqul
Xumadana igadaa x2

Shaki igadhaaf shugri
Ishumi shumicii jacayl
Kaan ba nooshidee
X2

Exit mobile version