Iliilo roob helay adaa
U guuree x2

Iftiinka noloshiisa way
Kuu ahaatee x2

Ubax lamoodyay aaran
Abaar iyo ubax lamodyay
Agab la aanta adaa
Uguuree x2

Imisaa adeeg loo aqoon
Sanaayay x2

Ani asaagay uldheer ku
Tuurtee ubax lamodyay
Aaran abaar iyo agab la
Aantaa adaa u guuree
X2

Exit mobile version