Ugub maaha laba
Isu oomanaayoo
Wakhti kala irdheeyee
X2

Ehel caashaqoo waxan
Nahay in badan aayaha
Sidee x2

Ogobay kalgacal axdi
Dhowristiisa maanteeda
Lihi sow ujeedadeenii
Kumay naan aflixin ubad
Kheer qabiyo nolol ayatiin
Wacan ilaahow nasii
Aamiin allahayow aamiin
X2

Aadan iyo xaawaa ololaha
Kalgacal ileen soo unkee
X2

Aadmiga kalana amba
Qaad yayoo abtirsiinyo
Noqoy x2

Ogobay kalgacal axdi
Dhowristiisa maanteeda
Lihi sow ujeedadeenii
Kumay naan aflixin ubad
Kheer qabiyo nolol ayatiin
Wacan ilaahow nasii
Aamiin allahayow aamiin
X2

Ugub maaha laba
Isu oomanaayoo
Wakhti kala irdheeyee
X2

Ehel caashaqoo waxan
Nahay in badan aayaha
Sidee x2

Ogobay kalgacal axdi
Dhowristiisa maanteeda
Lihi sow ujeedadeenii
Kumay naan aflixin ubad
Kheer qabiyo nolol ayatiin
Wacan ilaahow nasii
Aamiin allahayow aamiin
X2

Exit mobile version