Midaan seetaysanee
Caqligii sooyaan lahaa
La gooyay salkiisa iyo
Sidii dhaxari giig ahaa

Midaan seetaysanee
Caqligii sooyaan lahaa
La gooyay salkiisa iyo
Sidii dhaxari giig ahaa

Suntiyo boobteeda ee
Suntiyo boobteeda ee
Suntiyo boobteeda ee
Suntiyo boobteeda ee

Sawir qaada iyoo
Saxafi madax banaan
Sawir qaada iyoo
Saxafi madax banaan
Samafalayaasha iyoo
Sameeyaa laxan macaan
Abwaan suugaanta qoraya

Sawir qaada iyoo
Saxafi madax banaan
Sawir qaada iyoo
Saxafi madax banaan
Samafalayaasha iyoo
Sameeyaa laxan macaan
Abwaan suugaanta qoraya

Tacadibaa tacadibaa
Lagu sameeyaa
Tacadibaa tacadibaa
Lagu sameeyaa
Intaba seeftaa
Intaba seeftaa
Intaba seeftaa dul taal

Tacadibaa tacadibaa
Lagu sameeyaa
Tacadibaa tacadibaa
Lagu sameeyaa
Intaba seeftaa
Intaba seeftaa
Intaba seeftaa dul taal

Sal fudud sal fudud
Waayaha ma ogid
Siduu xaalkuba yahee
Sal fudud sal fudud
Waayaha ma ogid
Siduu xaalkuba yahee

Aargoosiga kaa dhacdaa
Salaan guula kula jaqaa
Aargoosiga kaa dhacdaa
Salaan guula kula jaqaa

Aargoosiga kaa dhacdaa
Salaan guula kula jaqaa
Aargoosiga kaa dhacdaa
Salaan guula kula jaqaa

Naftaydaay naftaydaay
Samir sadex bilood
Naftaydaay naftaydaay
Samir sadex bilood
30 sano 30 sano
Kaaga daran ee

Naftaydaay naftaydaay
Samir sadex bilood
Naftaydaay naftaydaay
Samir sadex bilood
30 sano 30 sano
Kaaga daran ee

Waa sidaa sidaan ku yidhee
Waa sidaa sidaan ku yidhee
Waa sidaa sidaan ku yidhee
Samir sida samir sida
Kula gudboon

Waa sidaa sidaan ku yidhee
Waa sidaa sidaan ku yidhee
Waa sidaa sidaan ku yidhee
Samir sida samir sida
Kula gudboon

Exit mobile version