VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magaalada door - Lyrics

Xilkii xilkii dumarnimo Dushaad dushaad Dushaad ku sidaa Xilkii xilkii dumarnimo Dushaad dushaad Dushaad ku sidaa Intaad dadan tahay Ayaa dahab too Kolkaa degan tahay kaa dayranimoo Dar Alle wanaaga dula daristaa Dar Alle wanaaga dula daristaa Dar Alle wanaaga dula daristaa Dar Alle wanaaga dula daristaa 2x Codkaagu dawuu naftani udalbaa Dajisaa qalbigan digigloo Dadkaad u xigtaa darmaan qurux Dadkaad u xigtaa darmaan qurux Dadkaad u xigtaa darmaan qurux Dadkaad u xigtaa darmaan qurux 2x Dhamaan dumarkoon u diidey jacayl Markaan daymadaada indhaha dadayeen Ku daawadeybaad isoo duwatee Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada 2x Hablaha hablaha hablaha dunidaan Adaa adaa u daacadsanoo Hablaha wey hablaha dunidaan Adaa adaa u daacadsanoo Adaa dadnimada dagmooy I baroo Waxaa damisaa dab la igu shidoo I daawee adaa digtoor u dhigmee I daawee adaa digtoor u dhigmee I daawee adaa digtoor u dhigmee I daawee adaa digtoor u dhigmee 2x Anoo damacayga haween ka dabraday Sidii roob usoo dagdagtood Qalbiga duratood u daartay iftiin Qalbiga duratood u daartay iftiin Qalbiga duratood u daartay iftiin Qalbiga duratood u daartay iftiin 2x Dhamaan dumarkoon u diidey jacayl Markaan daymadaada indhaha dadayeen Ku daawadeybaad isoo duwatee Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada door Halkeen ka dagnaa magaalada 2x
Queue is empty
-- / --