VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Magaalada door mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Tahliil yare
Magaalada door

Xilkii xilkii dumarnimo
Dushaad dushaad Dushaad ku sidaa
Xilkii xilkii dumarnimo
Dushaad dushaad Dushaad ku sidaa
Intaad dadan tahay Ayaa dahab too
Kolkaa degan tahay kaa dayranimoo
Dar Alle wanaaga dula daristaa
Dar Alle wanaaga dula daristaa
Dar Alle wanaaga dula daristaa
Dar Alle wanaaga dula daristaa
2x
Codkaagu dawuu naftani udalbaa
Dajisaa qalbigan digigloo
Dadkaad u xigtaa darmaan qurux
Dadkaad u xigtaa darmaan qurux
Dadkaad u xigtaa darmaan qurux
Dadkaad u xigtaa darmaan qurux
2x
Dhamaan dumarkoon u diidey jacayl
Markaan daymadaada indhaha dadayeen
Ku daawadeybaad isoo duwatee
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada
2x
Hablaha hablaha hablaha dunidaan
Adaa adaa u daacadsanoo
Hablaha wey hablaha dunidaan
Adaa adaa u daacadsanoo
Adaa dadnimada dagmooy I baroo
Waxaa damisaa dab la igu shidoo
I daawee adaa digtoor u dhigmee
I daawee adaa digtoor u dhigmee
I daawee adaa digtoor u dhigmee
I daawee adaa digtoor u dhigmee
2x
Anoo damacayga haween ka dabraday
Sidii roob usoo dagdagtood
Qalbiga duratood u daartay iftiin
Qalbiga duratood u daartay iftiin
Qalbiga duratood u daartay iftiin
Qalbiga duratood u daartay iftiin
2x
Dhamaan dumarkoon u diidey jacayl
Markaan daymadaada indhaha dadayeen
Ku daawadeybaad isoo duwatee
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada door
Halkeen ka dagnaa magaalada
2x

codkii Tahliil yare