jacaylkaad i galisaa aawadaa jamaadeey jiidanaya maanko
jidiinkuna daraada jalka qaadan waayoo hurda jiibsan waaye
allaw yaa jacaylkiyo jugta aan ka raystee jaahaaga oo idil
soo jiita maantoo sida joharadii jeebka iigu kaa rida
naftu way ku jamatoo dumarkaba jamaadeey adaan ka jeclade
waagii la joogaba jaliil waxaan ka doonaa jees inanu noqone

Exit mobile version