bahayo heedhada jaree
ilaahba hayo
heedada jare
waan hooge
hadii an tali isgaadhay

kaan u jeer go'ayoo
waa jacaylkaage
alaa jano caawada
ma jiifsadayee

anba waan u haybinayee
hibo anba waan ku haybinayo
haasawaha wayna wada hayne
heeshiine maxa ina kala xiga e

kaan u jeer go'ayoo
waa jacaylkaage
alaa jano caawada
ma jiifsadayee

inan ku hanweyn
na waa la huba
haybo ula jeedada hadale

kaan u jeer go'ayoo
waa jacaylkaage
alaa jano caawada
ma jiifsadayee

kala qalan ilbiyo hadalo
haasawaha wayna wada heyne
heeshine maxaa inakal helaye

kaan u jeer go'ayoo
waa jacaylkaage
alaa jano caawada
ma jiifsadayee

baaliyee ku weheshadaye
wadada bariyee ku wahashedaye
warkiyo ha iga goyn waraaqaha e

dhagaxii burbura
dhismaha ma galee
dhaarkana kimadha
dhalana ma lehe
dheehe mayga daatay
dhabanada ee

kaan u jeer go'ayoo
waa jacaylkaage
alaa jano caawada
ma jiifsadayee

Exit mobile version