VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sory - Lyrics

xiisaha muxibada kalgacal xaqiiq kama maaranee xayaat xubigii dhexdeenu xanaaq yuu inaga dumin xumaan adigoon tixraacin xurmee noloshooo ogoow qalbiga adigaa xidhe cishqigeena adigoon xaqirin hadaan shalay kugu xumaaday xabiibi qalad wuu dhacaaye ku muuqdo xaalkii hore xaqsoorna xusuus dareenka sory baby sory baby sory xilkaaga inaan gutana xaqbaad igu leedahee adon maqal xaasidkeena xayaati adkee dhankaaga inaad xafidaan rabaaye xasili maankoo ogoow hablaha adaan kaa xushe cishqigeena adigoon xaqirin hadaan shalay kugu xumaaday xabiibi qalad wuu dhacaaye ku muuqdo xaalkii hore xaqsoorna xusuus dareenka sory baby sory baby sory
Queue is empty
-- / --