1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
xiisaha muxibada kalgacal
xaqiiq kama maaranee
xayaat xubigii dhexdeenu
xanaaq yuu inaga dumin
xumaan adigoon tixraacin
xurmee noloshooo
ogoow qalbiga adigaa xidhe
cishqigeena adigoon xaqirin
hadaan shalay kugu xumaaday
xabiibi qalad wuu dhacaaye
ku muuqdo xaalkii hore
xaqsoorna xusuus dareenka
sory baby sory baby sory
xilkaaga inaan gutana
xaqbaad igu leedahee
adon maqal xaasidkeena
xayaati adkee dhankaaga
inaad xafidaan rabaaye
xasili maankoo
ogoow hablaha adaan kaa xushe
cishqigeena adigoon xaqirin
hadaan shalay kugu xumaaday
xabiibi qalad wuu dhacaaye
ku muuqdo xaalkii hore
xaqsoorna xusuus dareenka
sory baby sory baby sory