Leedha iyo xiligaad la socon
Labaatan jirkaad tashan
Labo jirka waa lamidee
Hortii love kaan lakacay
Lahashadee ka waayayoo
Candhuuftii dib baan ulaqay

Liibaantaa lagu durkaa
Lacagta waa lama huraan
Midkii ladan baa dunida
Xagiisa loo leexdayee
Maxuu LOVE maran hayaa

Leedha iyo xiligaad la socon
Lahaashankii horana
??
Jacayl ani ilama lagdamin
Lurkiisana iguma dhicin
leerleertiisana ma qabo

nikuuse lug saarayoo
Leeleelkaa adaa qabee
Hadduu Love kugu xirxeray
ama kugu loogi laa
ladaabo ayaan ku luday

Exit mobile version