Samirkiyo Dulqaadkuba
waa Sad Lagu Ducaystee
Saatir Laga Baryaana
lama Wada Sinaadee
ruuxuu Eebe Siiyaana
cidi Kama Saraysee…..2X

ga’yaankii Aan Sugaayayoo
wacadkii Ma Sayrine
waan Sidaa……2X

((BOGGA LABAAD))

Sareediyo Ladnaantuba
waa Saami Qayboo
mawluhu Ku Siiyaa
anna Maan Saluuginee
saadaal Wacnaataan
sacabada U Tumayee….2X

ga’yaankii Aan Sugaayayoo
wacadkii Ma Saydhine
waan Sidaa…..2X. )))

Lyrics by Dayran Omar

Exit mobile version