mahadhadu iigama horayn
milicsiga goortaan arkee

isna iima ogoo sidaan ahay
muu malayn

cidhqigaa maba maydh mayo
waxbuu ila maaganyoo
wuxuu mudayaa qalbiga

markaan isu maahiyeen
is iraa wuu mayracduu
naftayda ku sii milmee

Exit mobile version