faaladu waxay tahay nin is faanshay baa yidhi
waxaan ahay fariidkii filkii kaba sareeyee
caashaqa ma fulinaa faynuus ma daarnaa
aan ficilka daymada sidaa kama filaaye
inuu farasku gaabshee

adoon fariin diran ama faaladeed galin
farta bidix ka sii bood baska hore ka sii fuul

hadaad fira dheertahay shaw waaba filin kale
waxaad fiirsanaysee folkaaga kuba ladhanl
waxaad ka faagtana qaarbaa u faraxalan
halka ay fadhiistaan inay kala fogeeyaan
kalaa firdhin jacaylkee

Exit mobile version