Sidaad ILadhalatay Baan
Ku Dhortaa Adiga Oo
Dhibtaan Kaa ILaashadaa
Si Dhaba Wan Ku Jeclahay

Dhexdena Jaceylka Yaal
Dadbaa Dhayal Moodaye
Dhab Dhab Ma Uyara Tusna
Macaan Ma U Dharanaa

Dharaaraha Nolasha Haday
Hadii La I Dhihi Lahaa
Halke Ku Dhamaysan Lahayd
Dhabtadan Odhan Lahaayee
Ha Dhiman Gerida Horteed

Daraadeen Dhowr Habeen
Ha Inala Dheelan Farxadee
Arooska Ma Yara Tusnaa
Xaflada Ma U Yara Dhignaa

Dhallan Inagoo Ah Baan
Xidhiidh Wacan So Dhisno
ILa Hada Mu Dhamaan
Gushiina Way Tagan Tahay

Exit mobile version