hanku waa dadnimadee
waxa dila qofnimadaada
diintu qaata may odhan
ficilkuna gaf weeyaan
damqa ruuxa dhiiga leh
qof wax diidi kara noqo
marna doonis yeelooo
dareen inaad qof jira tahay
doodaada meeleee
ala dagaalkaaga sababee
danahaaga ka adkow
dunidana ku joog sharaf
sida muuqo dayaxiii
sida muuqo dayaxiii

damiirkaagu yuu noqon
miday doorshaan waayuhu
kuu dagaala sharaftooo
qadi badi dulqaadkooo
ogow darajadaadanaa
ha uliicin doqontiyoo
inta laga ducaystooo
dunjiigaa ka qayb noqo
doodaada meeleee
ala dagaalkaaga sababee
danahaaga ka adkow
dunidana ku joog sharaf
sida muuqo dayaxiii
sida muuqo dayaxiii

Exit mobile version