Taariikhda socotiyo
Tirsigiyo ayaamuhu
Waligeed ma toostoo
Ma tobnowdo duniduna
X2

Haday taadu buuxdo
Tusmodaada nololeed
Todobaad kan wacan
Tahay waligaa qoftaag
Daran wayuhu taseeyeen
Haku diganin tamar gabay
X2

Adna taash hadaba sidin
Qof tusmeestay tiisii
Adigoo wax tari kara
Ha tilmaamin ruux kale
Intaad sacabka tumi
Lahayd adba noqo ka
Loo tumo x2

Tiiq taagsi ha u oran
Waa tixraac xusuustuye
Wanag soo taxnaan jiray
Ha tirtirin dharaar qudha
X2

Intuu taada kaa dado
Yuu ku tusin mid kale
Iyo ceeb ka tabinta
Aadmiga tirso ayamaho
Inta aan lagu dagin tasho
Adiga kaligaa x2

Adna taash hadaba
Sidin qof tusmeestay
Tiisii adigoo wax tari
Kara ha tilmamin ruux
Kale intad sacabka
Tumi lahayd adba
Noqo ka loo tumo x2

Exit mobile version