hilaaciyo markay daruuruhu hugmaanoy dhibicdu hoorto
haraadka waa laga baxaayaa
hadaan kuu huray naftaydii inaad ii hagar la aato
maxaad u haleeli wayday
hankiyo maankaa ku raacay had iyo jeer kuu hibeeyay
hami jacayl iyo dhiba i haleelay

Exit mobile version