ma weecin talade waan kula wadoo wakhti aan yarayn
kaa war sugaayee
amba wiilashoo idil kaa watey adigaa ii wareen jacaylku
waa ii walaacshee

waraysiyo reerna hobayo hoo inagu wacanee
waynoow nasii mid lagu waaro

waxaan odhan lahaa weedhaydu tahay
guurka wanaagii wadeecadaa daji
waab ba waayihiisa waaxyaha jidhkay
caashaqu wiiqyee waa igu wayn yehee

Exit mobile version